Guddiga doorashooyinka Puntland oo ganaax kusoo rogay Ururka uu hoggaamiyo Madaxweyne Deni

0
331

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa ganaax ku ridey Urur Siyaasadeedka KAAH oo lagu helay inuu ku xad gudbey  xeerka doorashada qodobada 22, 23 iyo jadwalka Guddigu udajiyay ololaha Ururada.

Ururka KAAH oo uu gudoomiye u yahay Madaxweynaha Puntland ayaa olole doorasho qabsaday maalin aan ahay maalinkii loo asteeyey.

Ururka ayaa lagu helay in maalin uusan laheyn isku soo bax uu sameeyay, waxaana lagu ganaaxay lacag dhan kun dollar iyo in tuuladdii ay kasameeyeen banaanbaxa aysan mardambe ka sameyn Karin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here