Xuseen Maxamed Faarax Ceydiid oo Maanta Soogaaray Caasimada Dalka ee Muqdisho Ayaa Waxaa Goaroonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle Cismaan Aadan Cadde Kusooo dhaweeyay masuuliyiin Katirsan DFS odayaasha Dhaqanka Haweenka Iyo Qeybaha Kaladuwan ee Bulshada Kudhaqan Magaalada Muqdisho
Xuseen Ceydiid Soo dhaweyn Kadib Loosoo Galbiyay Qolka VIP da ee Garoonka Aaadan Cadde Waxa uu Kula kulmay Dadkii Halkaasi Kusoo Dhaweeyay Isagoona Ugu Horeen Umahad celiyay Bulshada iyo Masuuliyiinta Labada Gole ee DFS Soo Dhaweynta Diiran Ay Usameeyeen Isagoona Intaasi Kadib Shaaciyay inuu Yahahay Musharax utaagan Qabashada Xilka Madaxtinimada Dalka
Waxa uuna Sheegay in Ugu Horeyn inta uu yahay musharax Mdaxweyne uu Kaqeybqaadanyo Xasilinta Marxaladaha uu Hadda Dalka Kujiro Madaama uu Qilaaf Hareeyay Doorashada Dalka
Bulshadii Kaqeybgashay Soo dhaweyntiisa Ayaa Aad uriyaaqay Kudhawaaqistiisa Musharaxnimo iyagoona Sheegay in ay lagarabtaagan yihiin Ka bulsho ahaan
Xuseen ceydii oo muddo dhowr iyo taban sanadood kamaqnaa Gudaha Dalka soomaliya Ayaaa Hadda Dib ugu soolabtay Waxa uuna Xilligan Kamid noqday Musharaxiinta Utaagan Qabashada Xilka Madaxtinimada Dalka isagoona Rajo wanaagsan Kamuujiyay inuu kuguuleysto Xilka Madaxtinimada