Wasiirka Diinta XFS oo ka qeyb galay shirka horumarinta arrimaha Xajka oo lagu qabtay Turkiga

0
38

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimha Diinta Soomaaliya ayaa khudbad ka jeediyay shir weynaha Horumarinta Arrimaha Xajka oo ay soo qaban qaabisay Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga oo lagu qabtay Magaalada Ankara.

Cumar Cali Rooble wasiirka diinta XFS  ayaa sidoo kale ka qeyb galay furitaanka Dhismaha cusub ee Hay’adda Diinta Turkiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here