Ciidamo dheeraad ah oo dowlada geysay degaanka Ceel-dheere ee gobolka Galgaduud

0
41

 

 

Taliska Ciidanka xoogga dalka qaybta 21-aad ayaa ciidan dheeraad ah geeyey deegaanka Ceel-dheere ee gobolka Galgaduud, ka dib markii argagixisadu dhowr jeer deegaankaas miinooyin ku aaseyn waddada.

Saraakiisha ciidanka ayaa sheegay in u jeedka howlgalada loo sameynayo ay tahay sidii loogu hor tagi lahaa maleeshiyaadka mararka qaarkood si dhuumaaleysi ah ku soo gala degaanka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here