Madaxweyne Lafta-gareen oo Hoygiisa ku boqday Shariif Sheekh Axmed

0
38

 

 

Madaxweynaha K/ Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa caawa hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Waxaa socdaalkiisa ku wehliya xubno ka tirsan golahiisa wasiirada.

Madaxweyne Lafta-gareen loogama baran kulamada mucaaradka waana Madaxweynaha keliya ee aan hore ula kulmin madaxdii hore ee dalka iyo midowga musharaxiintaba.

Kulankaan ayaa wararka qaar waxa ay sheegayaan in looga hadlaayo arimaha doorashooyinka dalka iyo sidii loo gaari lahaa xal ku saabsan doorashooyinka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here