Kiisaska cudurka COVID 19 oo ku sii kordhaya Soomaaliya

0
37

 

 

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1072

o Laga Helay: 128

o Somaliland: 41

o Puntland: 32

o Jubbaland: 24

o Hirshabelle: 18

o Banadir: 8

o Lab: 68

o Dhedig: 60

o Dhimasho: 12 (Somliland: 8, Banadir:3)

o Bogsashada: 36

Tirada Guud ee Laga Helay: 11,292

Bogsashada Guud: 4,795

Dhimashada Guud: 521

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here