Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Madaxweyne lafta-gareen

0
41

 

 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa maanta hoygiisa ku qaabilay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen.

Kulanka ayaa waxaa qeyb ka ahaa wasiiro ka tirsan Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here