Kiisaska cudurka COVID 19 ee Soomaaliya oo sii kordhay

0
40

 

 

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1210

o Laga Helay: 187
o Somaliland: 122
o Puntland: 31
o Jubbaland: 12
o Banadir: 12
o Konfurgalbeed: 10

o Lab: 112
o Dhedig: 75

o Dhimasho: 14 (Somliland: 8, Banadir:2, Puntland:4)
o Bogsashada: 40

Tirada Guud ee Laga Helay: 11,164
Bogsashada Guud: 4,759
Dhimashada Guud: 510

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here