Madaxweyne Cali Gudlawe oo Dadaalo badan ku bixinaya Qilaafka ka taagan doorashooyinka Dalka

0
38

 

-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa maanta ka qeybgalay kulan ka socda hotel ku yaala gudaha garoonka diyaaraha ee Aadan Cade oo u dhaxeeya Madaxweynaha Dowlad Goboleedyada Dalka.

Kulankaan ayaa looga hadlaya Xal ka gaarista caqabadaha hortaagan geeddi socodka Arrimaha Doorashooyinka iyo sidii isfahan buuxa looga gaari lahaa in si wadajir ah looga qebgalo Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah.

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Malamahan Danbe u joogay Shaqo iyo Xalka Arimaha Doorashada Dalka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here