AKHRISO: Maxaa looga hadlay kulankii maanta ee Madasha Badbaado Qaran

0
38

Madaxweynayaasha maamulada Puntland Iyo Jubbaland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Madoobe ayaa ka qeybgalay Shirka Madasha Badbaado Qaran oo ka furmay Muqdisho.

Madasha ayaa waxaa ku mideysan Dowladdaha Puntland iyo Jubaland , Midowga Musharixiinta iyo Golaha Siyaasiyiinta Somaliland.

Guddoomiyaha Madasha Badbaado Qaran , Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa warbaahinta la wadaagay in kulamada Madashu sii socon doonaan inta dalka laga badaadinayo xaaladda uu marayo.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in maalmaha soo socdo ay kasii doodi doonaan sidii loo qaban lahaa doorasho xor iyo xalaal ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here