Madaxweyne kuxigeenka Hirshabelle oo lagu soo dhaweeyay Feer Feer

0
39

 

 

Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka  Hirshabelle  Yuusuf Axmed Hagar oo ay wehliyaan Wasiiro, Xildhibaanno iyo maamulka gobolka Hiiraan ayaa siweyn loogu soodhaweeyay deeganka Fer Fer ee waqoyiga gobolka Hiiraan.

Intaasi kadib ayaa wafdiga wax ay gaaren degmada Fer Fer ee gobolka Shabelle ee dowlad deganka Soomaaliyeed.

waxaana halkasi ku so dhaweyay mas’uuliyin ka socday dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ee uu horkacayay taliyaha

hoganka amniga dowlad deegaanka Soomalida.

Dr Xuseen Xaashi Qaasin

Iyo kuxigeynkiisa CabdiLaahi Dhere iyo

Guddoomiyaha gobolka Shabelle Aadan Axmed Saayaal.

Guddoomiyaha degmada Feer Feer Cabdi Rashiid Ibraahim Dhaqane.

Mas’uuliyintaan ayaa lafilayaa in saacadaha soosoocoda ay kulamo ku yeeshaan halkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here