Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay Kiisaskii ugu dambeeyay ee Cudurka COVID 19

0
350

 

 

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Cudurka Karoonaha ee Soomaaliya.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,966

o Laga Helay: 280
o Puntland: 133 (Natiijada Baaritanno lasameeyay hal usbuuc)
o Banadir: 96
o Somaliland: 27
o Koonfurgalbeed: 14
o Jubaland: 10

o Lab: 177
o Dhedig: 103

o Dhimasho: 8 (Banadir:3, Puntland:2, Koonfurgalbeed:2, Somaliland:1)
o Bogsashada: 36

Tirada Guud ee Laga Helay: 8,321
Bogsashada Guud: 3,968
Dhimashada Guud: 302

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here