R/W Rooble iyo Midowga murashixiinta oo shir uga furmay Hotel Decele “SAWIRRO”

0
46

 

Kulankii 3aad oo u dhaxeeya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharraxiinta ayaa ka furmay Muqdisho.

Shirka waxaa kaloo ka qeyb galay Madaxweynaha Hirshabelle, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Mas’uuliyiin kale.

Shirka ayaa diiradda lagu saarayaa hirgelinta qodobadii lagu heshiiyay iyo arrimo kale

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here