Gudoomiyaha Aqalka Sare oo shaaciyay in uu ku wajahan Dhuusamareeb

0
46

 

 

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa ku wargeliyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor inuu maalint berri imaan doonaan Dhuusamareeb isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo, maadaama arrimaha laga hadlayo ay ka mid tahay khilaafaadka arrinta Xildhibaannada Gobolada Waqooyi.

Waxaa Muuqata in aan lagu casuumin Shirka laakiin uu doonaayo in uu muujiyo in uusan ku qanacsaneyn in uu ka maqnaando Shirkasi oo looga hadlaayo masiirka doorashoyinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here