Qaar ka mid ah siyaasiyiin caan ah oo ku dhimatay Qaraxii Hoteel Afriik

0
57

 

Weerarkii lagu qaaday Hotel Afrik ee magaaladda Muqdisho ayaa waxaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen AUN Cabdi Nuure Siyaad iyo Biiriye Xaashi oo ka mid ahaa dadkii weerarka la kulmay.

Cabdi Nuurrre Siyaad ayaa ka mid ahaa Siyaasiyiinta sida weyn looga yaqaano Soomaaliya.

Waxaa sidoo kale jira dad kale oo badan oo waxyeelo kasoo gaartay Qaraxaas

Wali Kooxda hubeysan ayaa ka dagaallamaya Gudaha Hoteelka, waxaana la dagaallamaya Ciidanka Booliska ee sida gaarka ah u tababaran.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here