SAWIRRO Munaasabad Lagu Taageerayay 13 ka kursi ee Gobalka Banaadir oo Lagu qabtay Balcad

0
52

Isku soobaxaan Lagutaageeray MD Farmaajo oo  Maatnta Lagu Qabtay Degmada Balcad ee Gobalka Shabeelaha Dhexe Ayaa Waxaa Kasoo Qeybgalay Xildhibaano Katirsan Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Hir-shabeele Gudoomiye Kuxigeeenka Amniga Iyo Siyaasada Degmada Heliwaa ee Gobalka Banaadir Kudoomiye Kuxigeenka Amniga Iyo Siyaasada Degmada Warshiiq ee Gobalka Shabeelaha Dhexe Maamulka Degmada Balcad odayaasha Dhaqanka ururka Haweenka Ardayda  iyo Qeybaha Kaladuwan ee Bulshada Kunool Degmada Balcad ee Gobalka Shabeelaha Dhexe

Iskusoobaxan oo Ahaa  Mid Ay Soo Qaban Qaabiyeen Maamulka Degmada Balcad oo Uu Horkacayo Gudoomiyaha Degmada Mudane Qaasim Cali Nuur Furdug Ayaa Waxa Lagu Tageerayay Go’aankii Uu MD Farmaajo Kusaxiixay 13 ka Kursi ee Mataalada Gobalka Banaadir Iyadoona Sidookale Lagu Tageerayay Isku Soobaxan Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hir-shabeele oo Noqday Madaxweynihii Ugu Horeeyay ee Dowlad Gobaleedyada Dalka ee Soosaara Qoraal Lagu Tageerayay Go’aanka MD Farmaajo

Ugu Horeyn Waxa Madasha Warbaahinta Qaranka Kula Hadlay Gudoomiye Kuxigeenka Amniga Iyo Siyaasada Degmada Heliwaa ee Gobalka Banaadir Isagona Aad Ugu Mahadceliyay Bulshada Reer Balcad oo Aad Dareenkoodu Ukacsanyahay Waxa Uuna Sheegay In Reer Balcad Ay Mar Waliba Yihiin Kuwo Jecel Dowlad Nimada Iyo Danaha Shacabka Kunool Gobalka Banaadir

Intaasi Kadib Xildhiban Dr Gacal iyo Xildhiban Xasan Maxamed Xaaji oo Kamid Ah Xildhibaanada Baarlamaanka Dowladgobaleedka Hirshabeele Ayaa Dhankooda Aad Ugu Riyaaqay Isku Soo Baxan Lagu Taageerayo Madaxweyne Farmaajo

Qaar Kamid Ah Nabadoonada Degmada Balcad iyo Ururka Haweenka Ayaa Sheegay In Ay Aad Ugu Faraxsanyihiin Go’aanka MD Farmajo uu Kusaxiiixay 13 ka Kursi ee Matalaada Gobalka Banaadir Kuyeelanayo Aqalka Sare Ee Baarlanaka FS

Ugu Dambeyn Gudoomiyaha Degmada Balcad ee Gobalka Shabeelaha Dhexe Mudane Qaasim Cali Nuur Furdug oo Soo Xeray Munaasabadan Aya Waxa uu Umahadcaeliyay MD Farmaajo Iyo Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hir-shabele Cali Guudlaawe Xuseen oo Ayiday Go’aanka Uu Md Farmajo Kusaxiixay 13 Ka Kursi ee Gobalka Banaadir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here