DEG DEG: Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho

0
54

 

Qarax miino ah ayaa goordhow ka dhacay wadada 21October ee degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho.

Qarax ayaa jugtiisa si weyn looga maqlay qaar ka mid ah degmooyinka Muqdisho.

Qaraxa ayaa lala eegtay gaari kuwa aan xabadda karin Wadada maraayay.

Ma cadda wali cida wadatay gaariga iyo khasaaraha ka dhashay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here