Shir Lagu wareejinayay Garoonka Boosaaso oo Kadhacay Dubai

0
509

shirkaan oo ka dhacay Dubai ee ay wada galeen Wasiirka Duulista, Hawada iyo Garoomada maamulka Puntland Ilyaas oo waheeliyo Cismaan Lugatoor Agaasimaha guud ee Wasaarada Cismaan Dheere oo goob-joogna ka ahaa Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland Maxamed Cabdirishiid iyo Masuuliyiin ka socday Shirkada TISL.

Shirkaan ayaa lagu wareejinayeey Garoonka Bosaaso ayaa si rasmi kula saxiixdeen sidii lagu wareejin lahaa Maamulka iyo shaqada garoonka Diyaaradaha, Taaso oo lagu sameeyn doono horumaarin garoonka iyo Balaarintiisa ayna bilaamin doonto bisha 1-aad ee sanadkaan.

Shirkada TISL ayaa sheegay in isbedel weyn ay ku sameyn doona Garoonka Garowe oo ah midka ugu weyn maamulka Puntland.

Wasaarada Duulista Hawada Puntland ayaa fulisey mashruuc labaad ee lagu horumaarinayo Garoomada Puntland intii ay jirtey Dowladdu garwadeenka ka yahay Madaxweyne Siciid Cabdulaahi Deni, taaso noqoneyso siyaasada dowladda ee ah horumaarinta kaabayaasha dhaqaalaha ee Dalka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here