Dad rayid ah oo lagu dilay Galbeedka Itoobiya

0
44

 

 

Ku dhawaad 100 qof ayaa lagu dilay gobalka Benishangul-Gumuz ee dhaca galbeedka dalka itoobiya

Weerarka oo ay geysteen maleeshiyo hubeysan ayaa lagu laayay dad xoolo dhaqato iyo beeraleey u badan waabarigii arbacada .

Dowlada itoobiya ayaa qirtay dhacada balse waxay sheegtay in ay baareyso sida ay wax u dhaceen.

Waa weerarkii afaraad oo dad rayid ah lagu laayo oo ka dhaca Benishangul-Gumuz.

Dowlada ayaa horay u geysay ciidanka federaalka itoobiya gobalka  si ay arinta wax uga qabtaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here