Guddoomiyaha golaha SUPKEM ee Mandera Cabdulmajiid Khaliif Kubaaqay in muddo 48 saacadood gudaheed c/rashiid Janan uu uga baxo Magaalada

0
67

Qaar ka mid ah shacabka magaalada Mandera ee woqooyi bari Kenya ayaa maamulka dowladda dhexe ee kenya u gudbiyay cabasho ku aadan ciidamo ay sheegeen in ay saldhigyo ka sameysteen beero ay leeyihiin dad shacab ah oo ku yaal duleedka magaaladaasi Mandera.

Golaha muslimiinta ee Kenya ee loo soo SUPKEM laanteeda Magaalada Mandera ee Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya ayaa cabasho u gudbiyay dowladda dalkaasi oo ka dhan ah wasiirka amniga Jubaland ee Cabdirashiid Janan.

Guddoomiyaha golaha SUPKEM ee Mandera, Cabdulmajiid Khaliif Maxamed ayaa BBC-da u sheegay in muddo 48 saacadood gudaheed ay doonayaan in Janan uu uga baxo Magaalada.

“Dowladda ayaan warbixinteenna u gudbinnay maamulkana wuxuu noo sheegay inuu arrinkan madaxweynaha u gudbin doono, waxaana aaminsannahay inay codsigeena tixgelin doonan, muddo 48 saacadood gudahood ah inay Janan ka saran ayaan doonaynaa .” Ayuu

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here