DEG DEG Qarax Kadhacay muqdhisho

0
63

Qarax lagu xiray gaari uu qof watay ayaa ka dhacay agagaarka Isbitaalka Soomaali Suudaanees ee Muqdisho.

Sida ay Warbaahinta  u xaqiijiyeen goobjoogayal Qaraxa ma geysan wax khasaare ah.

Gaariga Qarxay ayaa la sheegay in uu soo gaaray burbur.

Wararka ayaa sheegaya in qofka gaariga Qaraxa loogu xiray uusan saarneyn markii uu gaariga Qarxayay.

Ciidanka booliska ayaa gaaray goobta uu Qaraxu ka dhacay.

Wixii Warar Ah ee kusoo Kordha Qaraxaasi Kalasoco Halkan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here