Madaxwene Farmajo iyo Dhigiisa Kenya oo Jabuuti Lagukulansiiyay

0
45

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa isu keenay Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta oo khilaaf diblomaasiyadeed u dhaxeeyo labada dal, kaddib markii dowladda Soomaaliya xiriirka u jartay Kenya. Kulankan la isugu keenay labada Madaxweyne ayaa lagu dhex dhexaadinayaa  khilaafka diblomaasiyadeed ee u dhaxeeya labada dal.

Wararka ayaa sheegaya in kulankan uu hordhac u yahay kulan guud oo goordhow dhex mari doona.

Ujeedka kulankan ayaa ah habsami u socodka shirka guud ee Madaxda IGAD dhex maraya in aanu saameyn khudbadaha xasaasiga ah ee ay jeedinayaan labada Madaxweyne.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here