Maamulka Degmada Balcad oo Soodhaweyay Wafdi uu Hogaaminaayo Xildhibaan muudey

0
78

 

 

Wafdi uu Hogaaminayay Xildhibaan Xasan C/qaadir Muudeey oo Kamid Ah Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Hir-shabeele Ayaa soo Gaaray Degmada Balcad ee Gobalka Shabeelaha Dhexe

Xildhibaan Xasan C/qaadir Iyo Wafdigiisa Ayaa Waxaa Degmada Balcad Kusoo Dhaweyay Maaamulka Degmada Balcad oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Degmada Mudane Qaasim Cali Nuur Furdud odayaasha Dhaqanka iyo Qeybaha Kaladuwan ee Bulshada Kudhaqan Degmada Balcad ee Gobalka Shabeelaha Dhexe

Ujeedka Safarka Xildhibaanka Iyo Wafdigiisa Ayaa Ahaa Ukuurgelida Xaaladaha Nololeed oo Ay Kusuganyihiin Bulshada Kudhaqan Degmada Balcad iyo Degaanada Hoosyimaada

Ugu horeyn Waxaa Goobta Kahadlay Gudoomiyaha Maamulka Degmada Balcad Mudane Qaasim Cali Nuur (Furdug) Iyo Gudoomiye Kuxigeenka Dhanka Arimaha Siyaasada Ismaaciil Barre Nuur Waxa Ayna Ugu Horeyn Soo dhaweeyay Xildhiban Muudeey Iyo Wafdigiisa Iyagoona Xildhibaanka Kadalbaday Inuu Wax Badan Kaqabto Baaahiyaha Kajira Degmada Balcad Iyo Deegaanada Hoosyimaada

Ugudanbeyn Xildhiban Xasan C/qaadir Muuduudey oo Lahadlay Warbaahinta Ayaa Ugamahadceliyay Maamulka Degmada Balcad iyo Qeybaha Kala Duwan ee Bulshada Reer Balcad Soo dhaweynta Diiran oo Ay Usameeyeen Isagoona Balan Qaaaday inuu Wax Badan Kaqaban doono Baahiyaha Ugu daran  ee Xiligan Jira

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here