Godoomiye Mursal oo Kulamo Laqaatay Wafdi Kasocday Hir-shabeele

0
66

Gudoonka Baarlamanka Hirshabelle oo kulan laqaatay Gudoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman.

Gudoomiyaha Baarlamanka Hirshabelle oo uu wehliyo Gudoomiye kuxigenka 1aad ee Baarlamanka, kulanka ay laqaateen Gudoomiyaha Golaha shacabka waxaa ay kaga wada hadleen xoojinta wada shaqeynta Golayasha Xeer Dejinta ee Baarlamanka Federalka Somalia iyo Dowlad Goboledka Hirshabelle

Sikastaba Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Gobaleedka Hir-shabeele Mudane C/xakiin Luqman Xaaji Maxamed oo Maalmahan Kusugnaa Magalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya Ayaa Kulamo Kaladuwan Laqaatay Mas’uuliyiinta Dowladda Fedaralka Soomaaliya Isagoona Kala Hadlayay Xaaladaha Dowlad Gobaleedka Hir-shabeele Waxa Ayna Kulamadaasi Ay Noqdeen Kuwa Kusoo Dhamaday Isfahan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here