Waasaarada Gar gaarkaa Galmudug oo Kadigtay Qatarta Ayaxa Kusii Kordhaya Galmudug

0
57

Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Galmudug ayaa Ku dhawaaqday xaalad degdeg ah oo uu horseeday ayaxa ku habsaday Deegaanada Galmudug.

Wasaaradda ayaa ka digtay qatarta ayaxa ee kusii kordhaysa Galmudug, waxayna dalbatay Gurmad iyo Garab istaag degdeg ah oo Galmudug hesho si ayaxa loola Dagaalamay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here