Waxaa Goor Dhow Furmay Kulankii 7-aad ee Kalfadhiga 8-aad ee Golaha Shacabka BJFS
Ajendaha Kulanka Ayaa Looga Doodaya
Agendaha
- Akh 1aad ee Miisaaniyadda 2021
- Akh 2aad H/Sh Dhismaha Hay’adda Dhiirigalinta Maalgashiga
Kulanka Waxa Shir Guddominaya Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Maxamed Mudsal Shekh Cabdiraxman
Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa mar kale ku celiyay in Baarlamaanka Soomaaliya uu sii shaqeynayo inta laga helayo Baarlamaan bedela midka uu hada hogaamiyo isla markaana la dhaarinayo Baarlamaanka 11-aad.
Guddoomiye Mursal ayaa hadalkaan ka sheegay kulan hada ka socda xarunta Golaha Shacabka ee arrimaha miisaaniyadda 2021 looga hadlayo.