Afar ciyaala ayay Hooyadood ku Gubtay deegaanka naqdhabiijo ee miyiga Gobolka Togdheer ee Somaliland ee Sida ay xaqiijiyeen booliska Somaliland.
Alle ha unaxariistee Laba ayaa dhintay labana waa dhaawac.
Maydka caruurtaasi iyo dhaawacooda ayaa la geeyay cisbitaalka Guud ee Burco.
Sidoo kalena hooyadii Gubtay Caruurta ayay ciidamada boolisku Gacanta Ku Hayaan, waxaana ay sheegeen in ay baaritaano ku sameyn doonaan.