Wafdi hordhac u ah ra’iisul wasaare Rooble oo gaaray Garowe

0
68

 

Wafdi horudhac u ah Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goor dhow gaaray Magaalada Garowe ee caasimada Puntland.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland ayaa lagu soodhaweeyey Wafdi uu hogaaminayoh Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibada Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamu,.

Wafdigan waxaa ku soodhaweeyey Garoonka Wasiiro xildhibaano, Nabadoono, siyaasiyiin,Masuuliyiin kale iyo Shacab.

Wsfdigan ayaa isugu jirah Wasiiro Wasiir ku xigeeno Taliyayaal Ciidan, lataliyayaal iyo Masuuliyiin kale waxayna hordhac uyihiin imaatinka Raysalwasaaraha Dowladda Federaalka Somalia oo maalinta biriyah ku soo beegan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here