Musharax Madaxweyne Daahir Geelle Iyo Gudoomiyaha Aqalka Sare oo Kulan Yeeshay

0
58

Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa galabta booqasho iskugu jirta salaan iyo xog-waraysi ugu tagay guddoomiyaha Aqalka Sare mudane Cabdi Xaashi.

Kulankaan ayaa looga hadlay xaalada dalka iyo sidoo kale go,aamada Musharaxiinta Madaxweynaha.

Musharax Daahir Maxamuud Geelle ayaa gudoomiyaha Aqalka Sare uga mahadceliyay sida ay uga go,an tahay ilaalinta Sharciga.

Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka mid ah Musharaxiinta ugu cadcad xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Muddooyinkaanba waxaan Muqdisho ka waday kulamo iyo shirar aan kula kulmayay musuuliyiin dawladeed, siyaasiyiin, indheer garad iyo bulshada rayidka ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here