Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee caawa Kadhacay Magaalada Muqdisho

0
392

 

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareyneysay Qaarx Ismiidaamin ah oo caawa lagu  bartilmaamadsaday  shacab Soomaaliyeed ku qaxweynayey maqaayad ku dhaw isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho. Ugu yaraan 6  muwaadiniin Soomaaliyeed ah ayaa ku dhintay weerarkaasi halka 8 kalana ay ku dhaawacmeen sida uu xaqiijyay taliska  Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Hoos ka aqriso Warqad qoraal ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here