Roob khasaaro geystay oo ka da’ay degmada Xaafuun

0
381

 

 

Wararka ka imaanaya degmada Xaafuun ee gobolka Karkaar -bariga Puntland- ayaa sheegaya in halkaasi ay ka da’een Roobab dabaylo wata oo khasaare hantiyadeed gaystay.

Khadadka taleefannada ayaa go’an, waxaana la sheegayaa in tiro guryo ah dumeen, kuwaas oo ay ku jiraan qaar kamid ah dhismayaasha shirkadaha Isgaarsiinta ee degmadaasi

Dhankale roobabka ayaa tan iyo saaka ka da’aya gobollada Garafuu, Bari iyo qeybo kamid ah Sanaag , sida ay sheegeen Goobjoogayaal.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here