12 Musharax Madaxweyne oo diiday guddiga doorashooyinka Qaranka

0
111

Qaar ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa diiday guddiga doorashooyinka ee dhawaan uu ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Waxaa ay sidoo kale si cad uga soo horjeesteen xubnaha dowlad goboleedyada qaarkood ay ku dhawaaqeen ee guddiga doorashooyinka.

Musharaxiinta waxa ay sheegeen xubnaha guddiga ay ka kooban yihiin taageerayaasha Madaxweyne Farmaajo iyo taliska NISA.

Musharaxiinta guddiga diiday waxa ka mid ah Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre,.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here