Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle oo la magacaabay

0
442

 

Guddoomiyaha Baarlamaanka 2aad ee dowlad goboleedka Hirshabelle Cabdixakiin Luqmaan ayaa magacaabay guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Hirshabelle.

Guddigan doorashada ayaa waxaa guddoomiye looga dhigey ruux dumar ah kana mid ah xildhibaanada dowlad goboleedka Hirshabelle.

Xubnaha guddigan ayaa lagu wadaa inay soo bandhigaan habraaca doorashada madaxweynaha iyo madaxwene ku xigeenka Hirshabelle.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka ka soo baxay Guddoomiyaha Baarlamanka Hirshabelle;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here