Hay’adda UN Habitat oo Kamid Ah Ha’adaha Kahowlgala Gudaha Dalka Soomaliya Ayaa Cisbitaalka Guud ee Degmada Balcad Ugu Deeqday Dawo Iyo Agab Loogu Talagalay Kahortaga Cudurka Duni Aaafeeyay Ee COVID 19 oo Iminkan Qaar Kamid Ah Gobalada Dalka Iyo Guud haan Caalamka Uu Kusoo Laba Kacleeyay
Ugu Horeyn Dr Cismaaciil Cali Cumar Keynan oo Kamid Ah Dhaqaaatiirta Sida Folontariga Ah Ugu Howlgala Cisbitaalka Guud ee Degmada Balcad ee Gonalka Shabeelaha Dhexe oo Warnahinta Lahadlay Ayaa Umahad Celiyay Ha’ada UNHAPITAT oo Deeqdan Isugu Jirta Daawooyin Iyo Agabyo Loogu Talagalay In Looga Hortago Cudurka CRONA VIRUS
Dhanka Kalena Dr Ismaaciil Keynaan oo Sii Hadlayay Ayaa Waxa Uu Sidoo Kale Ugu Mahad Celiyay Hay’ada UN HAPITAT Adeegyadan y Kusoo Kordhisay Islamarkaana Ay Kamid Yihiin Goob Bukaanada Ay Kusugaan Adeegyada Caafimaad Ee Loo Sameenayo Musqulo goobo Loogu Talagalay In Dadka Ay Kufarxashaan Iyo Sidoo Kale Qol Koolba Waardiye Ah oo Markii Horaba Uusan Leheen Cisbitaalka Guud Ee Degmada Balcad Goobahan Oo Dhan
Marka Laga Soo Tago Goobahan Cusub oo Ay Ha’adda UN Hapitat Ay Kahergelisay Cisbitaalka Degmada Balcad Ayaa Wali Fursad Uheysta Dhul Baaxad Weyn oo Uu Leeyahay Cisbitaalka oo Guud Ahaan Dhulka Uu Kufadhiyo Baaxadiisu Tahay 200m Iskuweer Ah Kaliyane Iminkan Ay Dhisantahay Qeyb Yar oo Kakooban 10 Qol iyo Musqulo Inta Kalena Uu Fursad Uheesto Cisbitaalka In Laga Dhiso Qeybo Kale oo U Ubaahan In Bulshada Loogu Adeego Islamarkaana Baahi Weyn Ay Uqabaan Bulshada Kudhaqan Degmada Balcad Ee Gobalka Shabeelaha Dhexe Iyo Tuulooyinka Hoosyimaada.
HALKAN HOOSE KADAAWO MUQAALKA;