Akhriso; Magacyada Xildhibaanada 2aad ee Hirshabelle iyo Beelaha ay ka soo jeedaan

0
1285

 

 

Guddiga farsamada soo xulista Baarlamaanka 2aad ee dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa shaaciyay liiska magacyada 90 xildhibaan oo ah Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle. Xubnahan ayaa ka kooban xildhibaano hore uga tirsanaa baarlamaanka iyo qaar kale oo cusub waxaana xildhibaanada liiska laga waayay ka mid ah guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Hirshabelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed iyo ku xigeenkiisii Maxamed Xuseen Geedi.

Sagaashanka xildhibaan ee la shaaciyay ayaa waxaa ka mid ah 5 dumar ah oo kaliya.

Halkan hoose ka aqriso liiska xildhibaanada cusub ee Hirshabelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here