Dowladda Soomaaliya oo fasaxday Shaqaalaheeda

0
409

 

 

Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Xukuumadda ee Soomaaliya ayaa fasaxady muddo laba maalmood ah Shaqaalaha Dowlada.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay sabaha fasaxa Shaqaalaha dowladda Xuska dhalshada Nabigeena muxamed NNKH.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here