Ra’iisul wasaare Rooble oo dalab u diray maamul goboleedyada

0
403

Ra;iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble  ayaa warqad u diray Madaxda dawlad gobaleedyada Dalka si ay u soo gudbiyaan 2 xubnood oo uga qeyb-noqonaya Guddiga Doodashooyinka Heer Federaalka, Heer Dawlad gobaleed iyo Xalinta Khilaafka.

Guddigan, waxaa dhismihiisa horey ugu heshiiyey madaxda DFS iyo kuwa maamul gobaleedyada, waxaana la sugayaa kahor 20-ka bishan oo ay maalmo kooban ka harsan yihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here