Faa Faahin” Dad Kudhintay dabka ka kacay Walanweyn

0
385

 

 

Faa Faahino Dheeraad Ah Ayaa Kasoo Baxaya Dab Xoogan oo Kakacay Xarun Kaalin Shidaal Ah oo Kutaala Suuqa Hoose ee degmada Walanweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, Kaa oo geystay khasaaro Nafeed Iyo Mid hantiyadeed   waxaana uu ku fiday goobo Ganacsi oo ku dhegan Kaalinta.

Dadka ku nool degmada Walanweyn iyo mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka degmada ayaa waxaa ay sameeyeen dadaal farabadan oo lagu deminaayay dabka, maadaama degmada aysan laheyn wax dab demis ah,waxaana dadbka oo geystay khasaaro nafeed iyo mid hantiyadeed ay ku guuleysteen in xalay saqdii dhexe ay demiyaan.

Dabkan ayaa waxaa ku dhintay mid kamid ah Shaqaalaha Kalinta Shidaalka uu dabka ka kacay, xilli uu ku guda jiray howlo gurmad ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here