Puntland Oo Hirgelisay Xarun Hor Leh Oo Lagu Baarayo Cudurka COVID-19

0
115

Wasaaradda caafimaadka Maamulka Puntland oo kaa shanaysa Wold Vision ayaa maanta Magaalada Galkaacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ka furtay shaybaarkii saddexaad ee Puntland lagu baarayo caabuqa Covid19.

Daahfurka maanta waxaa ka qaybgalay Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Cabdinaasir Yuusuf Xaaji oo uu weheliyo agaasimaha guud Dr Cabdirisaaq Xirsi Xasan oo shalay safar shaqo ku tagay Magaalada Galkacyo.

Shaybaarka maanta laga daahfuray magaalada Galkacyo ayaa noqonaya kii saddexaad oo lagu baari doono Covid19, wasaaaradda ayaa horay labo shaybaar hirgalisay magaalooyinka Garowe iyo Boosaaso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here