Madaxweyne Trump iyo Xaaskiisa oo COVID-19 Laga Helay

0
405

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa shaaca ka qaaday in isaga iyo xaaskiisa Melania Trump laga helay xanuunka coronavirus.
Madaxweynaha ayaa farriin dhinaca twitterka ah oo uu soo diray 12:45 saqdii dhexe ka dib (Jimce), xiliga bari ee Maraykanka, arrintaas ku caddeeyey.

“Tonight, @FLOTUS and I tested positive for COVID-19. We will begin our quarantine and recovery process immediately. We will get through this TOGETHER!”
Madaxweynaha ayaa qoray “Marwada Koowaad ee Maraykanka iyo anigaba waxaa nagala helay COVID-19. Waxaanan durbaba bilaabaynaa kaarantiinkii hanaankii soo kabashada. Arrintan si wada jir ayaan uga gudbaynaa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here