Kulan Ay Maanta Kuyeeshheen Beesha Xabaadle Oo Kamid Beelaha Soomaaaliyed Ayaa Waxa Ay Uga Hadleen Kursiga Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeele oo Ay Sheegeen In Ay Iyagu Leeyihiin Islamarkaana Cid Kale Aysan Utar Tami Karin
Waxaana Kulankaan Beesha Xabaadle Ay Kuyeesheen Magaalada Muqdisho Kasoo Qeyb Galay Xildhibaanada Barlamank Labada Gole Siyaasiyiin Dad Horay Xilal Kala Duwan Soo Qabtay Odayaal Haweeen oo Dhamaanba Kasoo Wada Jeeda Beeshaasi
Kulankan oo Ay Yeesheen Beesha Xabaadle Ayaa Waxa Laga Soo Saaray war Murtiyeed Kaa Oo Lagu Sheegay In Kursiga Madaxweynaha Dowld Gobaleedka Hir-shabeele Aysan Cid Kale Kula Tartami Karin Hadii Ay Dhacdana In Labaalmaro Hiishyadii Lagu Dhisay Dowlad Gobaleedka Hir-shabeele Uu Kadhalankaro Bur Bur Iyo SidooKale In Lagu Kalatago
HALKAN HOOSE KADAAWO WARMURTIYEEDKA KULANKA BEESH XABAADLE’’